Abaalmarinta hindisaha ee naadiga (ildsjelprisen)

Abaal marinta, waxaanu doonaynaa inaan ku sharafno cida sanado badan samaysay dedaalka ciyaaraha.

 

 RIIX HALKAN SO AADU DOORATO MURASHAX

Muddada codsiga loo qabtay:
30 Noofambar

 

Tilmaamaha soo socdaa waxay ku habboon yihiin Hindisaha Abaal marinta Naadiga:

– Abaal marinta waxa ala siiyaa qofka kaas oo sanado badan siiyay dedaal mutadac ah ciyaaraha gudaha Stanvanger

– Qofka lagama shaqaalaynayo kooxda ciyaaraha ama ma lahaanayo boosas lacag la siiyo oo shaqadiisa ah gudaha ciyaaraha

– Musharaxa waxa uu lahaanayaa dedaal gaar ah oo kooxda ciyaaraha ah ilaa dhowr sanadood, ama waxa uu muujiyay inuu aad u rabo ama ugu xamaasadaysan yahay ciyaaraha

– Abaal marinta waxaa lagu abaal mariyaa qaabka doorashada ee ka timid kooxaha ciyaaraha

– Doorashada waa inay ka koobnaataa cudur daarka sababta qofkan uu ugu qalmo Abaal marinta Hindisaha Naadiga, oo waa inuu saxeexaa maaray ama maareeyaha guud

– Qiimaha jeega hadiyadu waa kr. 25,000, oo waxaa dhiiba Duqa magaalada Maalinta Sanadka cusub xaga Ledaal

– Murashaxiinta la doortay waxaa la soo bandhigaa ka hor go’aanka xeerbeegtida inta aan la gaadhin

Xeer beegtidu waa inay ka koobnaataa shan qof. Garsooraha Guddida Degmadda ee Dhaqanka iyo Ciyaaraha (KKI) waa madaxa xeerbeegtida. Intaa waxa dheer, waa inay jiraan labba wakiil oo ka yimid Gollaha Ciyaaraha siiba labba wakiil o ka yimid KKI.

Thor Dagfinn Flikkerud mottar Ildsjelprisen av ordfører Christine Sagen Helgø på Ledaal 1.nyttårsdag. Foto: Jørn Nielsen, Idrettsrådet Stavanger

Dadka hore u heli jiray Ildsjelprisen:

2010: Arthur Abrahamsen – Stavanger Svømme Club

2011: Annebeth Tvedten – Stavanger Turnforening

2012: Harald Kambo – Stavanger Skytterlag

2013: Jan Inge Hegreberg – Stavanger Sykleklubb

2014: Arne Johnsen – Viking Håndballklubb

2015: May Brit Harestad Osaland – Tasta Turn

2016: Victor Øvregaard – IL Skjalg

2017: Kjell Sivertsen – Seiken Karateklubb

2018: Rolf Inge Sotland – Stavanger Fallskjermklubb

2019: Thor Dagfinn Flikkerud – Stavanger Sandnes Skøyteklubb

Scroll to Top
Scroll to Top