Idrettspatruljen (Roondada Ciyaaraha)

Idrettspatruljen (Roondada Ciyaaraha) waxay raadiyaan dadka oo waxay soo bandhigaa hawlo ciyaaro kala duwan, oo la qabsanaysa da’da iyo heerka.

 

Idrettspatruljen waa dhismaha safarka ciyaaraha. Waxaanu leenahay baabuur wayn oo leh qalab badan oo kala duwan oo ciyaaraha ah iyo bas yar oo qaada 17 qof. Badanka waxaanu booqanaa dugsiyada, xarumaha daryeelka dugsiga ka dib iyo dugsiyada barbaarinta. Sidoo kale waxaanu samaynaa bandhiga lacagta la bixiyo ee qoyska/maalmaha hawsha iyo hawlaha la xidhiidha ganacsiyada. Waxaanu haynaa shabakad ballaadhan oo tababaraayaal xirfad leh ah gudaha ciyaaraha kala duwan. Idrettspatruljen waa dalabka sare, sidaas awgeed waa ay caddahay in hore nalooga sii diiwaangashado ka hor hawshu inta aanay dhicin.

Si aad u dalbato booqashada Idrettspatruljen, fadlan riix  HALKAN

Booqashooyinka qaarkood Idrettspatruljen

Idrettspatruljen

Styrkeløft for Smiodden skole

Hafrsfjord vektløfterklubb fikk denne uken besøk av 10. klasse ved Smiodden skole. Her fikk elevene fremvisning og instruksjon i styrkeløft. Tusen takk til vektløfterklubben for

Akhri wax dheeraad ah
Scroll to Top