LAM waa taageerada aasaasiga ah (kaas oo xubin ka ah Olombiga Norway iyo Guddida Olombiga Naafada iyo Ururka Ciyaaraha), oo waxaa loogu talo galay inay taageerto hawsha mutadawaca xaga kooxaha yoolka ee sanduuqa maaliyadeed, kaas oo ah carruurta iyo dhalin yarada.
Ujeedada qorshaha waa in laga qayb qaato hawsha iyo ka qayb galka ururada ku salaysan xubinta ka qaybta ah ciyaaraha iyo hawlaha jimicsiga carruurta iyo dhalin yarada. Sidoo kale waa hadafka in qorshaha uu caawin doono si uu u shaaciyo ilaha aan khasabka ahayn ee kooxaha.
Waa goolayaasha ciyaaraha kuwa ka masuulka ahi qaybta maaliyada gudaha degmooyinkooda mudan. Maaliyadan waxa ala bixiyaa dayrta.
Fudayd awgeed,waxaad si toos ah o codsan doontaa LAM (Maalgelinta Ciyaaraha Maxaliga ah) marka la codsanayo kaabida shaqaynaysa. Ka akhri wax badan oo ku saabsan kaabida hawlgelida degmadda halkan.
Gollaha ciyaaraha heerkiisa qiimaynta hadda ee abaal marinta LAM waa sida soo socota:
– Ilaa 15% wadarta guud waxaa loo qoondeeyaa kooxaha ciyaaraha hirgeliya hindisayaasha dheefeed ee bulshadda yoolka saaraya ee carururta iyo dhalin yarada, kuwaas oo aan qayb ka ahayn hawlaha koowaad ee kooxaha ciyaarah
– Baaqiga hadhay waxaa loo qaybiyaa 1/3 carruurta laga bilaabo da’da 6 ilaa iyo ay ku jiraan 12 sano jirka iyo 2/3 ee dhalin yara laga bilaabo 13 sano jirka iyo ilaa iyo ay ku jiraan 19 sano jirka mid kasta 31 Diisambar.
– Maaliyada hawsha waxaa loo qaybiyaa boqolkiiba inta ay ka noqoto dhexda kooxaha ciyaaraha sida waafaqsan tirooyinka xubnaha kooxaha laga bilaabo 6 ilaa 12 sano jirka iyo laga bilaabo 13 ilaa 19 sano jirka
– Kooxaha ciyaaraha waa inay hoos yimaadaan heerk aqiimaynta u qalmida ay so osaartay Wasaarada Dhaqanka si ay ugu qalanto taageero
– Guddida Gollaha Ciyaaraha waxaa loo awood loo siiyay isbeddelo kasta oo heerka qiimaynta la qaatay haddii tallooyinka Wasaarada Dhaqanka ama Olombiga Noorway iyo Guddida Olombiga naafada iyo Ururka Ciyaaraha muujiya in qaadashada kullanka sanadlaha ah uu ku lid yahay kuwan.
Wasaarada Dhaqanka tilmaamaheeda guud ahaaneed iyo warqaddaha lacagta deeqqqd, siiba Olombiga Noorway iyo Guddida Olombiga naafada iyo Ururka Ciyaaraha tallooyinkooda ku saabsan abaal marinta waa halkan.
LAM 2019:
Naadiyada isboortiga |
LAM |
IDRETT+ |
Aktiv Kickboxing &kampsportklubb | kr 14 336 | |
Bratte Rogalands Venner | kr – | |
Brodd Badmintonklubb | kr 24 127 | |
Brodd Fotball | kr 312 886 | kr 155 475,00 |
Brodd Håndballklubb | kr 54 508 | |
Brodd Innebandyklubb | kr 49 594 | |
Buøy IL | kr 40 305 | |
Cross Bowlingklubb | kr 9 489 | |
FK Vidar | kr 221 233 | kr 10 000,00 |
Forus & Gausel IL | kr 282 792 | kr 10 000,00 |
Frisinn Sportsklubb | kr 265 241 | kr 144 900,00 |
Friskis og Svettis Stavanger og Sandnes | kr 55 419 | kr 36 000,00 |
Gausel Judoklubb | kr 7 958 | kr 4 400,00 |
Hafrsfjord Pistolklubb | kr 18 483 | |
Hafrsfjord Sykkelklubb | kr 37 166 | |
Hafrsfjord Turnforening | kr 7 183 | |
Hinna Fotball | kr 288 727 | kr 92 500,00 |
Hinna Friidrett | kr 38 485 | |
Hinna Håndball | kr 194 328 | kr 52 500,00 |
Hinna Innebandy | kr 9 069 | |
Hinna Volleyball | kr 17 150 | |
Hundvåg Cheerleading | kr 23 597 | |
Hundvåg Fotballklubb | kr 214 276 | |
Hundvåg Håndballklubb | kr 409 533 | kr 234 000,00 |
IL Skjalg | kr 111 455 | |
Ishockeyklubben Stavanger | kr 431 285 | kr 46 750,00 |
Kampen Innebandyklubb | kr 100 703 | kr 52 000,00 |
KFUM Stavanger fotball | kr 2 394 | |
KFUM Håndball Stavanger | kr 80 609 | |
KFUM Stavanger Volleyball | kr 47 745 | |
Madla IL | kr 323 476 | kr 8 000,00 |
NJ Sportsdanseklubb | kr 11 051 | |
Pol IL | kr 17 681 | |
Rogaland Rideklubb | kr 92 588 | |
Seiken Karateklubb | kr 1 775 | |
Siddis Badmintonklubb | kr 7 043 | |
Siddis trim og turnforening | kr 61 088 | |
SIF – Fotball | kr 144 816 | kr 6 000,00 |
SIF Håndball | kr 194 856 | kr 8 000,00 |
Skiforeningen Stv. | kr 7 846 | |
Sportsklubben Jarl | kr 84 021 | |
Stv. Badmintonklubb | kr 20 023 | |
Stv. Basketballklubb | kr 36 120 | |
Stv. Bokseklubb | kr 6 490 | |
Stv. Bordtennisklubb | kr 17 146 | kr 6 000,00 |
Stv. Bryteklubb | kr 14 520 | |
Stv. Bueskyttere | kr 24 001 | |
Stv. Capoeira Klubb | kr 8 030 | |
Stv. Cheersport klubb | kr 131 206 | kr 15 500,00 |
Stv. Døves | kr 8 023 | |
Stv. Fekteklubb | kr 231 624 | |
Stv. Freestyle Disco | kr 16 966 | |
Stv. Golfklubb | kr 43 723 | |
Stv. Helsesportlag | kr 737 | |
Stv. Innebandyklubb | kr 190 414 | |
Stv. Judoklubb | kr 174 872 | kr 72 000,00 |
Stv. Ju Jitsu Klubb | kr 28 665 | |
Stv. JuShinKan Aikido | kr 50 839 | kr 23 500,00 |
Stv. Kajakkklubb | kr 83 865 | |
Stv. Karateklubb | kr 45 462 | |
Stv. Kunstløpklubb | kr 138 109 | |
Stv. Modellbilklubb | kr 17 084 | |
Stv. Orienteringsklubb | kr 32 326 | |
Stv. Pistolklubb | kr 75 683 | kr 60 500,00 |
Stv. Roklub | kr 35 501 | |
Stv. Rugbyklubb | kr 36 813 | kr 5 400,00 |
Stavanger Sandnes Skøyteklubb | kr 24 201 | |
Stv. Seilforening | kr 54 434 | |
Stavanger Skateklubb | kr 19 184 | |
Stv. Skiklubb | kr 30 691 | |
Stv. Stupe Club | kr 22 057 | |
Stv. Svømme Club | kr 586 186 | |
Stv. Sykleklubb | kr 32 996 | |
Stv. Taekwon-do klubb | kr 67 707 | kr 6 075,00 |
Stv. Tennisklubb | kr 198 904 | kr 10 000,00 |
Stv. Triathlonklubb | kr 796 | |
Stv. Turnforening | kr 295 330 | |
Stv. Vannpoloklubb | kr 13 666 | |
Stv. Vektløfter Klubb | kr 25 460 | |
Storhaug Rideklubb | kr 107 657 | kr 60 000,00 |
Straen Gymnastikk og Turnforening | kr 194 926 | |
Sunde IL | kr 285 194 | kr 66 100,00 |
Sunde Innebandy | kr 178 336 | kr 98 000,00 |
Svithun Biljardklubb | kr 14 690 | |
Tasta Håndballklubb | kr 67 843 | |
Tasta IL | kr 66 848 | |
Tasta Turn | kr 45 824 | |
Tastavarden HK | kr 72 120 | kr 48 000,00 |
Tjensvoll FK | kr 204 507 | |
Uburhedleren Fjellsportlag | kr 22 499 | |
Vardeneset BK | kr 267 937 | |
Vardeneset IF | kr 64 056 | |
Vassøy IL | kr 18 815 | |
Vaulen IL | kr 157 288 | kr 10 000,00 |
Viking Bokseklubb | kr 3 367 | |
Viking FK | kr 395 112 | kr 34 000,00 |
Viking Håndballklubb | kr 99 756 | |
Viking Stv. Håndballklubb | kr 15 117 | |
Øyane IL | kr 10 491 | |
SUM 2019 |
9 448 553 |
1 375 600 |