
Deeqda ciyaaraha degmadda waa deeqda lacageed ee loogu talo galay ciyaartoyga, tababarayaasha, hogaamiyayaasha iyo garsoorayaasha.
Wakhtiga uu dhacayo codsigi waa 5ta Abriil.
“Deeq kastaa waa kr. 10,000
Deeqda ciyaartoyga ee ciyaaraha degmadda:
- Deeqaha waxaa lagu abaal marin xubnha kooxaha ciyaaraha gudaha Stavanger
- Lacagaha deeqaha ee ciyaartoyga gaadhay natiijooyinka qaranka iyo/ama kuwa caalami ah muddada jadwalka taariikhda sanadka.
- Ciyaartoyga waa inay ahaadaan ugu yaraan 13 sano jir da’da gidaha sanadka guul gaadhida la codsaday.
- Ma jiraan wax caddaymo ah daboolida kharashka oo loo bhaan doono wixii ah lacag bixinta deeqaha.
- Qadarka deeqdu waa kr. 10,000
Foomka codsiga
Tababaraha/hogaamiyaha/garsoorayaasha
Ciyaarah degmadda waxay ugu deeqaan tababarayaal/hogaamiyayaal/garsoorayaal
- Ciyaarah degmadda waxay ugu deeqaan tababarayaal/hogaamiyayaal/garsoorayaal: Deeqaha waxaa lagu abaal marin xubnha kooxaha ciyaaraha gudaha Stavanger
- Deeqahu waxay noqon doonaa daboolida jarjarida dhacdada waxbarasho dheeraad ah iyo kartida sare u qaadida, iyo waxay dhacaysaa isla sanadka codsiga lacaga deeqda.
- Deeqaha looma isticmaali karo kaamamka tababarka horyaalada kooxahooda, haddii aanay jirin xirfado qoran ee horumarinta hindisaytaasha isku wakhtiga, sida koorsooyin/isku imaansho gooni ah oo loogu talo galay tababarayaasha/hogaamiyayaasha/garsoorayaash.
- Caddaynta hindisayaasha la codsaday waa in la laifaaqaa si loo helo lacagta deeqda ah
- Qadarka deeqdu waa kr. 10,000
Macluumaadka ku saabsan lacagaha kaabida ah:
Codsiga deeqaha aan heli lacagaha deeqaha xiligii tegay waxay ka muhiim sanaan doonaan dadkii hore ee helay deeqaha, laakiin dadkii hore ee helay deeqaha sidoo kale way codsan karaan.
Waxaa jira lacagaha deeqaha ah eegaarka ah ee toos u tegi doonaa tababaraha/hogaamiyaha/garsooraha/ciyaartoyga iyo aana ahayn daboolida kharashyada naadiga.
Boqoliiba toban wadarta deeqaha ciyaaraha (labbada qorshe) ayaa loo qoondayn doonaa ciyaaraha naafada.
Ciyaaraha Lacagta deeqda 2019
Magaca | Kooxaha ciyaaraha |
Rasumus Kruse Rasmussen | Stavanger Roklub |
Sara Busic | IL Skjalg |
Olai Hagland | Stavanger Seilforening |
Hannah Fossan | Stavanger Rideklubb |
Jiawen Shi | Brodd Badmintonklubb |
Vilde Marie Nystrøm | Stavanger Golfklubb |
Simon Slettevold | Stavanger Svømmeklubb |
Nora Tveit | Stavanger Sykleklubb |
Elias Nilsen | Stavanger Skateklubb |
Amalie Søiland | Stavanger Innebandyklubb |