Halkan waxaad ka heli doontaa macluumaadka Kaabida Hawlgelida Degmadda siiba foomka codsiga ee kaabida. Fudayd awgeed, iyaddoo la codsanayo kaabida hawlgelida degmadda, waxaad si toos ah o codsan doontaa LAM (Maalgelinta Ciyaaraha Maxaliga ah). Akhri wax badan oo ku saabsan LAM (Maalgelinta Ciyaaraha Maxaliga ah) hoosta “kaabbid alacageed” -> “Maalgelinta Ciyaaraha maxaliga ah”.
Guud
Kaabida hawlgelida degmadda waxaa jkeliya la siin karaa kooxaha ciyaaraha qabta hawlaha carruurta iyo dhalin yarada ilaa da’da 25. Wakhtiga uu dhacayo codsigi waa 5ta Apriil.
Qaybinta
Kaabica lacageed waxaa loo qaybiyaa boqolkiiba inta ay noqoto kooxaha ciyaaraha dhexdooda sida waafaqsan xubinimada xubbanaha ilaa iyo ay ku jirto da’da 25.
Xadidka
Kaabbida degmada, kama badan karto jarjarida kooxaha ciyaaraha, waxa loola jeeda lacagta lagu bixiyo xubinimada waxa laga filayo iyo xubinimada khidmadeeda kale ee lagu soo qoro xisaabaadka kooxda ciyaaraha.
Keliya la bixiyay, gaar ahaan xubinimada shakhsi ahaan gaarka ah loo tiriyo.
Lifaaqa codsiga
Marka lagud aro codsiga la buuxiyay ee foomka gaarka ah, codsiga deeqaha lacageed ee shaqaynaya waa inay ku jiraan:
- Ogaysiiska kullanka sanadlaha ah
- Daqiiqadaha ay saxeexeen ee kullanka guud ee sanadlaha ah labba wakiilo ah kullanka sanadlaha ah ee la qabtay intii u daxaysay 1da Janaayo – 31ka Maarso
- Taageerada hanti dhowrku saxeexay
- Xisaabadka sida waafaqsan 31 Diisambar ee sanadkii hore ee ay saxeexeen guddidu
- Warbixinta sanadlaha ah ee sanadkii hore ay saxeexeen guddida
Liixka xubnaha, leh magaca iyo taariikhda dhalashada sida waafaqsan 31 Diisambar ee sanadkii hore (sanadka dhalashada ama da’da sidoo kale waa la aqbalaa)
Soo deji muuqaalka guud sida badanka kaabida koox kasta oo ciyaaraha shakhsiga ah ay ku gashay 2019. Qadarka lacageed waxaa lagu bixiyaa labba qaybood (Juulayda hore iyo Diisambarta hore).